DEG DEG:- Gudoomiyaha Cusub ee Magaalada Gaalkacyo oo la doortay

0

Waxaa goordhow magaalada Gaalkacyo qeyta Puntland  kusoo gaba gaboobay  doorashada duqa magaalada Gaalkacyo sidoo kale ku xigeenadiisa.

Xildhibaanada Golaha deegaanka Gaalkacyo ayaa Maxamuud Yaasiin Tumeey u doortay duqa cusub ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, oo horay si KMG ah xilka u hayay.

Sidoo kale xildhibaanada golaha deegaanka Gaalkacyo ayaa Farxaan Cabdi Gafaa u doortay gudoomiye ku xigeenka magaalada Gaalkacyo.