DHAGEYSO:- Dowladda oo Waxbarasho dibada ah siineyso Ardayda gashay Kaalmaha hore ee Imtixaanka sanadkan 2016

0

Xukuumada Soomaaliya ayaa waxbarasho lacag la’aan ah o heer Jaamacadeed u balan qaaday 10 Ardaydii ee ugu horeysay ee kaalmaha hore ka galay Imtixaankii ay Dowlada qaaday.

Wasiirka wasarada waxbarashada dowladda Soomaaliya Cabdiqaadir Cabdi Xaashi ayaa sheegay in deeq waxbarasho oo dalka dibbadiisa ah la siin doono ardayda kaalmaha hore galay.

Waxa uu sheegay in si Cadaalad ah lagu meelmarinayo deeqaha Waxbarasho ee Dowladda ay hesho.

Hoos ka Dhageyso Codka:-