DHAGEYSO:- Madaxweyne C/weli Gaas oo Magaalada Garoowe kulan kula qaatay qurba joogta Soomaaliyeed

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali “ Gaas “ ayaa magaalada Garoowe kulan kula qaatay qaar ka mid ah qurbo joogta Soomaaliyeed.

Waxa uu kala hadlay sidii ay u maalgashan lahaayeen deegaanada Puntland isla markaana ugu qeyb qaadan lahaayeen hormarinta.

Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in qurba joogta Soomaaliyeed loogu baahan yahay iney maalgashi ku sameeyaan deegaanada Puntland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-