DHAGEYSO:- Maxaadan ogeyn oo Saakay ka Cusub Magaalada Cadaado?..

0

Waxaa maanta dib u furmaya goobaha Waxbarasho ee ku yaalla deegaanada Maamulka Galmudug.

Waxaa sidoo kale lagu wadaa in furitaanka iskuulada ay ka qeyb galaan masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug gaar ahaan Wasaarada Waxbarashada.

Ardayda oo muddo Fasax ah ku maqnaa ayaa maanta dib ugu bilaabanaya Casharadooda, waxaana ay galayaan sanad dugsiyeed cusub.

Hoos ka Dhageyso Codka:-