DHAGEYSO:- QM oo ka Hadashay Arrimaha Soomaaliya

0

Shalay Xarunta Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay waxaa ka dhacay shir looga hadlayay xasiloonida dalal dhowr ah oo ku yaala qaaradda Africa iyo sidii loo xoojin lahaa dhismaha nabadda.

Dalalka laga hadlay waxaa ka mid ahaa Suudaanta Koonfureed, Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Congo iyo dalka Soomaaliya.

Shirkaasi waxaa dadkii sida gaarka ah uga hadlay ka mid aheyd, Ambassador Samantha Power oo Danjiraha Mareykanka ee Qaramada Midoobay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-