DHAGEYSO WARBIXIN:- Ugaas Xasan oo la Caleemo Saaray iyo Qaabka ay u dhacday Xaflada

0

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaa maanta lagu caleemo saaray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.

Caleemo saarka Ugaaska ayaa waxaa ka soo qeybgalay hoggaamiyayaal dhaqan iyo madax kale duwan oo ka kala yimid dhulka Soomaalida ee geeska Africa.

Waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa xildhibaanno iyo wasiiro ka socday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo sidoo kale madaxda qaar ka mid ah hay’adaha bulshada.

HALKAAN KA DHAGEYSO