DHAGEYSO WARBIXIN XIISO BADAN:- Doorka Haweenka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin Siyaasada

0

Iyadoo bilaha soo socdo lagu wado in Somalia ay ka qabsoomaan doorashooyinka golayaasha dowladda ayaa waxaa sii xoogeysanaya walaaca dumarka Somaliyeed ay ka qabaan inay waayaan saamiga haweenka ee 30 % looga qoondeeyay goleyaasha dowladda.

Waxey ka baqayaan maadaama ay odayaasha beelaha soo xulayaan xubnaha baarlamanka ee beelaha in la duudsiiyo xuquuqdooda.

Hadaba waxaad ku soo dhawaataan qeybta 1aad laba warbixin oo aan ku eegeyno Saamiga Haweenka ee siyaasadda, iyo caqabadaha la soo gudboonaado dumarka ku hawooda siyaasadda ama ku jira.

HALKAAN KA DHAGEYSO WARBIXINTA