DHAGEYSO WAREYSI XIISO BADAN:- Puntland oo ku sheegtay Go’aan dhankooda ah Sababta Ciyaartii la filayay Maanta dib loogu dhigay

0

Magaalada Muqdisho oo wali ay ka socdaan ciyaaraha dobolada dalka Somalia ayaa hadda waxaa uu marayaa meeshii ugu xiisaha badnayd waxaa loo gudbay Finalka oo ay isugu soo hareen xulalka gobolada Jubbaland iyo Puntland.

Ciyaartan Final-ka ah ayaa loo asteeyay inay dhacdo maanta oo isniina, balse dib loogu dhigay malinta beri ah oo ku beegan 26-July-2016.
Agaasimaha guud ee wasaarada cayaaraha Puntland Axmed CabdallaTigaana ayaa sheegay inay iyaga ka timid in dib loo dhigo ciyaarta, taasoo uu ku tilmaamay in kooxda Puntland ay ahaayeen kuwo aad u daalan ayna u baahdeen nasniin fiican.

HALKAAN KA DHAGEYSO