DHAGEYSO WAREYSI XIISO BADAN:- Wasiirka Warfaafinta Jubbaland oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay, Fariina u diray Madaxda Dowlada

0

Wasiirka warfaafinta Maamulka Jubaland Cabdinuur Cali Aadan ayaa ka war bixiyay siyaasada Maamulka Jubbaland iyo qorshayaasha ay damacsan tahay.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in si wanaagsan ay u wada shaqeeyaan shacabka iyo Masuuliyiinta Maamulka Jubbaland.

Waxa uu sidoo kale ka warbixiyay qalabeyn lagu wado Xafiisyada Wasaaradaha Maamulka Jubbaland.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Wasiirka:-