DHAGEYSO:- Wasaarada Haweenka oo ku baaqday in la Cadeeyo Xuquuqda Haweenka ee ka qeyb galka Siyaasada iyo talooyin ay soo bandhigtay

0

Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul insaanka ee Xukuumada Soomaaliya Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in la helo xuquuqda  Haweenka eek u aadan ka qeyb galka Siyaasada.

Waxa ay xustay in lagama maarmaan ay tahay in la cadeeyo xuquuda Haweenka Soomaaliyeed ay leeyihiin, sidoo kale waxa ay sheegtay in Haweenka ay diyaar u yihiin iney ka qeyb galaan Siyaasada.

Wasiirada ayaa sheegtay in ay ka shaqeyneyso sidii loo heli lahaa xuquuqda haweenka isla markaana ay kala hadleen Madaxda sare ee Dowladda.

Hoos ka Dhageyso Codka:-