DHAGEYSO XASAASI:- Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu ku xad gudbay Maqaamka Muqdisho, Gaas iyo Faroole ayaana u meeriyay

0

Odayaasha dhaqanka gobolka Banaadir ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay caddeyso maqaamka Muqdisho.

Kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayay dowladda Soomaaliya ugu baaqeen in ay si deg deg u caddeyso maqaamka gobolka Banaadir.

Nabadoon Cabdulaahi Xuseen Maxamed oo ka mid ahaa siyaasiin iyo waxgarad kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay in ku xad gudubtay maqaamka Muqdisho, ayna go’aan adag ka qaadan doonaan dowladda Soomaaliya hadii aysan wax ka qaban arintaasi.

HALKAAN KA DHAGEYSO