DHAGEYSO:- Xildhibaan C/llaahi Xasan oo sheegay in Xasan Sheekh uu wado qorshe uu waqtiga ku dheereysanayo

0

Xildhibaan C/llaahi Xasan Rooble ayaa sheegay in ay dib u dhaceyso doorashada la filayo in bisha 9 ay ka dhacdo Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa sheegay in ay muhiim tahay in doorashada waqtigeeda ay dhacdo isla markaana aan laga daba marin.

Waxa uu sheegay in ay muuqato qorshooyin ay Madaxda Soomaalida gaar ahaan Madaxweynaha, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’isal Wasaaraha ay waqti ku sii darsanayaan.

Waxa uu xusay in loo baahan yahay in bisha 9 ay dhacdo doorasho isla markaana aan dib loo dhigin ama aan waqti lagu darin.

Hoos ka Dhageyso Codka:-