Hillary Clinton oo u xulatay Tim Kaine Madaxwayne ku-xigeenkeeda

0

Musharaxa xisbiga Dimoqraadiga dalkan Maraykanka Hillary Clinton ayaa u xulatay Tim Kaine oo ah Senator laga soo doorto gobolka Virginia inuu noqdo madaxweyne Ku-xigeenkeeda.

Kaine waa siyaasi Dimoqraadi ah, oo Qunyar socod lagu tiriyo, waxaana ay ujeedadu tahay inuu usoo dumo Ms. Clinton dadka ku hadla afka Spaniishka ee dalkan ka ah luqadda labaad, taas oo uu isugu si fiican ugu hadlo.

Dadka ku hadla afka Spanishka ayaa ah kuwo ku badan qaar kamid ah gobolada Mareyknkanka.