SIR:- Imisa Jaamacad ayaa la xeray ?

0

Afgembigii dhicisoobey kadib, waxay dowladda Turkiga xirtay ugu yaraan 15 jaamacadood oo Private ahaa, waxaa iska lahaa Jaamacadahaan Ururo xiriir la leh wadaadka Fehullah Gulen.

Liiska Jaamacada ee soo socdo ayaa lagu daabacay bogga Golaha Tacliinta Sare ee Turkiga in la xiraayo:

1- İpek Üniversitesi – magaalada Ankara
2- Bursa Orhangazi Üniversitesi – magaalada Bursa
3- Canik Başarı Üniversitesi – magaalada Samsun
4- Selahattin Eyyubi Üniversitesi – magaalada Diyarbakır)
5- Fatih Üniversitesi – magaalada Istanbul
6- Melikşah Üniversitesi – magaalada Kayseri
7- Mevlana Üniversitesi – magaalada Konya
8- Şifa Üniversitesi – magaalada Izmir
9- Turgut Özal Üniversitesi – magaalada Ankara
10- Zirve Üniversitesi -magaalada Gaziantep)
11- Kanuni Üniversitesi – magaalada Adana
12- İzmir Üniversitesi – magaalada Izmir
13- Murat Hüdavendigar Üniversitesi – magaalada Istanbul
14- Gediz Üniversitesi – magaalada Izmir
15- Süleyman Şah Üniversitesi – magaalada Istanbul