TOOS U DHAGEYSO:- Magaalo muhiim ah oo Bandow lagu soo rogay,Al-Shabaab oo si xeeladeysan looga saaray iyo Wararkii ugu dambeeyay

0

Bandow ayaa Xalay Ciidanka Dowladda Soomaaliya ay Kusoo Rogeen Degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ka dhaqan galay degmadaasi

Ciidamda dowladda Soomaaliya ayaa Al-Shabaab kala wareegay Degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose , howlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen Degmada Aw-dhiigle.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howgal qorshaysan waxay ka sameeyeen deegaanka Bariire oo hoos yimaada Degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Al-Shabaab wali kama hadlin la wareegitaanka ciidanka dowladda Soomaaliya ay la wareegeen Degmada Aw-dhiigle ee gobolka Shabeelaha Hoose.

HALKAAN KA DHAGEYSO