TOOS U DHAGEYSO:- Rasaas xoogan oo Socota iyo Dagaal goordhow ka bilowday Shabeelada dhexe

0

Wararka naga soo gaaraya gobalka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in ay dagaalamayaal katirsan Al shabaab ay weerar ku qaadeen deegaano kamid ah gobalkaasi.

Wararku waxa ay sheegayaan in weerark uu kadhacay deegaanada bari gobalka gaar ahaan dagmada cadale ee gobalkaasi shabellaha dhexe.

Rasaas xoogan ayaa lasoo sheegayaa in ay kasocoto deegaanada furmaha ah ee gobalka shabeelada dhexe iyadoo hugunka hoobiyaashana laga maqlayo qeybo badan oo gobolka ah.

HALKAAN KA DHAGEYSO