TOP DHAGEYSO:- Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaalia”Waxaan u taaganahay Midnimada Soomaaliya”

0

Maxamed Cumar Carte Qaalib Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo Xalay hadal qiimo leh ka jeediyay Munaasabad lagu qabtay Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar islamarkaana lagu xusayay Markii Gobolada Koofureed ee Dalka ay ka hoos bexeen Guumeystihii Talyaaniga sidoo kalena  aheyd Israacii Labada Gobol ee Waqooyi iyo Koofur ayaa sheegay in Dadka ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Dowladda ka midka ah ay u taagan yihiin Midnimada Ummadda Soomaaliyeed.

“Aniga oo ah Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukumadda Soomaaliya waxaan ka soo jeedaa Gobolada Waqooyi Gurigeygii waxaa uu ku yaalaa Hargeysa oo matagi kari sidaa daraadeed waxaa laga doonayaa Qof walba oo naga mid ah inuu u istaago Raadinta Midnimadda Ummaadda Soomaaliyeed”ayuu yiri Maxamed Cumar Carte.

HALKAAN KA DHAGEYSO