TOP DHAGEYSO:- R/wasaare Sharma’arke oo Cadaadin doona Jawaari..Maxaa soo kala dhex galay ?

0

R/wasaaraha Dalka Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa waxa uu sheegay inay ku dhegi doonaan Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari oo hadda Safar dibada ah ugu maqan Dalka Canada.

Cumar C/rashiid oo ka hadlay Kulan ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay inay Baarlamaanka ku cadaadin doonaan sidii loo meel marin lahaa hindise sharciyeedka Doorashada.

R/wasaare Sharma’arke ayaa sheegay in qaabka Hindise Sharciyeedka ay uga doodaan Baarlamaanka iyo Aqrinta uu maro ay tahay mid waqti badan qaadata ayuu hadana ka hadlay sida ay lagama maarmaanka utahay Arinta meel marinta Sharciga Doorashooyinka waqtiga harsan inta laga gaari karo.

Doorashada bilo kadib ka dhici doonta Soomaaliya ayaalagu Saleeyey Nidaamka Afar beel iyo bar islamarkaana Sanadka 2020 doorashada dhici doonta la odorasayo inay noqoto mid ah qof iyo Cod.

HALKAAN KA DHAGEYSO