TOP DHAGEYSO:- Somaliland oo qaadatay Go’aan aan laga fileyn iyo Puntland oo ku adkeysaneysa Dagaal

0

Maamulka Soomaaliland ayaa lasoo sheegayaa inay ka codsadeen Maamulka Puntland in lasoo afjarayo colaadii dhawaan dib usoo cusboonaatay.

Dagaal dhiig ku daatay ayaa dhawaan ka dhacay Deegaano katirsan Gobolka Sanaag iyadoona hadda xaalada deegaanadaasi ay tahay mid deggan.

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Soomaaliland Cusmaan Cabdullaahi Cadaani Saxardiid oo Saxaafada la hadlay waxa uu sheegay inay la kulmeen Cuqaal ka socotay Puntland kulankana uu ka dhacay Magaalada Awr goomeys la iskuna afgartay Heshiis laga gaaro Dagaalkii Booda Cade.

Waxa uu Wasiir Cadaani sheegay inaysan ku qancin dagaal dhiig ku daato uu dhexmaro mar kale walaalahood Puntland wixii dhacayna laga xaajoodo.

HALKAAN KA DHAGEYSO