TOP+SAWIRRO:- C/kariin Guulleed oo xaaskiisa loo magacaabay Xil culus

0

Marwada Madaxweynaha Galmudug Khadiija oo Horay u Aheyd Danjiraha Somalia u fadhiya dalka Ciraaq Ayaa Hada loo Magacaabay Dalka Pakistan sida ay xaqijiyeen masuuliyiinta wasaardaa arimaha dibada ee dalka soomaliya

Madaxweynaha Pakistan, Maamnun Xuseen ayaa warqadihii aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirada Cusub ee Somalia u fariisan doonta Dalkaas, Khadiija Maxamed Al-makhsuumi oo horay u ahayd danjiraha Somalia ee dalka Ciraaq.

1