TOP+SAWIRRO:- Odayaal iyo siyaasiin ka dhigay faragalinta soo xulista Xildhibaanada Somalia

0

Kulan Magalada Gaalkacyo ay ku yeesheen waxgarad odayaal iyo siyaasiin ka soo jeeda beesha shiiqal ayaa waxaa ay kaga digeen fara galin ay shegeen in lagu haayo xubnaha baarlamaanka DFS ee dhawaan laga soo xulayo deeganada galmudug iyagoona sheegay in ay jiraan siyaasiin ololeneysa in xubnaha beesha shiiqal ee galmudug laga soo xulayo in loo wareejiyo deeganada jubblanad.

1 2 3 4