WAR DEG DEG:- Qaraxyo waa weyn oo Gilgilay Muqdisho,Rasaas Xoog leh oo la maqlayo iyo Jawiga oo….

0

Qaraxyada ayaa mid ka mid ah waxa uu ka dhacay Irida Garoonka Aadan Cade ee dhanka Madiina Gate lagu Magacaabo.

Waxaana si weyn looga maqlay Qaraxyadaasi Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

FAAHFAAHINTA GOORDHOW KALA SOCCO ALLGALGADUUD MEDIA