Xildhibaan ka tirsan Baarlamaan Caalami ah oo la Xukumay iyo Muran ka dhashay

0

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka  dalka Kuweyt ayaa Maxkamad ku xukuntay 14 sano iyo 6 bilood oo Xarig ah, kadib mrkii lagu eedayay inuu bahdilay sumcadda dalka Boqortooyada Sacuudi Careebiya.

Xildhibankan oo lagu magacaabo  Abdul Xamiid Dishit, ayaa xukunkan lagu fuliyay isagoo baxsad ah oo ka cararay dalka Kuweyt.

Wakaladda Wararaka iskaashiga  Islamka Iina, ayaa sheegtay in Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Kuweyt  ay Garsoorka dalkaasi u gudbisay  24kii bishii febraayo ee Sanadkan Dacwad ka dhan ah Xildhibaanka, iyadoo Baarlamaanka Kuweytna uu Xasaanadii Xildhibaano ka qaaday Abdul Xamiid Dishit.