DAAWO:- Doodii ugu Xiisaha badneyd oo Muqdisho lagu qabtay iyo Haweenka oo niyadoodii soo hagaagtay

0

Dood wadaag ku saabsan dhiira gelinta Haweenka ee ka qeyb galka arrimaha Siyaasada ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo doodan ay ka qeyb qaateen Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Ururka Haweenka qaranka Soomaaliyeed, dhalinyaro iyo marti sharaf kale.

Dood wadaagan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa waxaa ka hadlay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Prof. Yaxye Cali Ibraahim.

Prof. Yaxye ayaa sheegay in haweenka ay door ku leeyihiin ka qeyb galka go’aamada arrimaha siyaasada dalka, isagoo bogaadiyay kaalinta haweenka kaga jiraan bulshada.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

hawenka hawenka4 hawenka6 hawenka8 hawenka9