DAAWO FALANQEYN:- Muran ka Taagan Dhismaha Aqalka Sare ee Dalka ,Galmudug, Somaliland oo wali diidan qaabka ay Wax u socdaan

0

Iyadoo Ay Fooda nagu soo hayso Xiligii loo asteeyay in Doorasho ay ka Dhacdo Somaliya aya Hadana waxa jira Muran Xoogan oo ka taagan dhismaha aqalka sare ee dalka waxana jira dad badan oo horay uga soo horjestay markii dowlad gobaleedyada qaarkood xubanaha aqalka sare loo badiyay

Waxa ka mida maamul gobaleedyada diidan isla markana muran ka qaba dhismaha aqalka sare ee dalka dowlada galmudug, somaliland , iyadoona dad qaarba aaanba la soo  hadal qaadin

Doodan oo ah mid xiiso badan aya waxa marti ku ah wasiiro horay xi uga soo qabtay somaliya iyo xubno iyaguna barlmaanka ku jira