DAAWO:- Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka oo muqdisho ku soo laabtay, Kuna dhawaaqay Arrin Halis ku ah Madaxweyne Xasan Sheekh

0

Gudoomiye ku Xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Jeylaano nuur Iikar ayaa si diirayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho ka dib Safar shaqo oo uu ku maqnaa.

Waxaa Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiiro, Xildhibano, Saraakiil Ciidan, iyo qaar ka mid ah Gudoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir.

Gudoomiye ku Xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Jeylaano nuur Iikar ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo go’aanadii ka soo baxay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran.

Waxa uu sheegay in sidoo kale uu ku faraxsan yahay in go’aano la isku raacsan yahay ay shirka ka soo baxaan.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

https://www.youtube.com/watch?v=hVwmss-vG14