DAAWO MUUQAAL:- Gaalkacyo oo lagu qabtay Kulan Xasaasi ah,Masuulyiin Galmudug ka Tirsan oo ka Qayb Galay , Wax ka Ogow Kulankaasi iyo Sababta keentay in la qabto

0

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudg Waxa ka Dhacay Kulan wayn oo  ay soo Qaban Qaabiyeen Masuuliyiin ka tirsan Dowlad Gobaleedka Galmudug Waxana Kulankan oo Ahaaa Mid Xasaasi ah ka Qayb Galay Masuulyiinta Dowlad Gobaleedka Galmudug.

Kulankan aya inta uu Socday Waxa lagu Falan Qeeyay arimo Badan oo Quseeya Galmdug waxana Laga Soo Saaray Baaqyo Muhiim ah oo ku socda Dowlada Fadaraalka iyo Dowlada Galmudug.

HALKAAN KA DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=qAtucJZg7-s