DAAWO MUUQAALKA:- Caruur Mucjiso ah oo ku dhalatay Isbitaalka Guud ee Hargeysa

0

Isbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa waxa ku dhashay Taariikhda inta la xasuusto Laba Caruur Mucjiso isku dhegan.

Labadan Caruurta Mucjisada ah ee isku dhegan ayaa wadaaga jirka intiisa kale marka laga reebo Qaarka Sare, Wallow ay leeyihiin laba Calool iyo Laba wadni.

Dhacdadan ayaa ka mid ah Dhacdooyinka dhifka ah ee lagu arko Geyiga Soomaalida.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-