DAAWO Sawirrada Qaraxa xoogan ee ka dhacay SYL iyo Khasaaraha hada la og yahay

0

Ugu yaraan shan qof ayaa geeriyootay in kabadan toban kalana wey ku dhaawacmeen qarax xooggan oo barqanimadii manta lagu weeraray Hotel SYL ee magaalada Muqdisho.

Dadka dhinta ayaa la sheegay in ay isugu jiraan shacab iyo askar ka tirsan ciidamada dowladda.

Illaa iyo hada qasaaraha rasmiga ah lama oga wallow xilliga uu qara dhacaayay uu aad mashquul u ahaa hotelka iyo wada.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10