DAAWO SIR BADAN:- Haweeney Shabaab Muqdisho lagu qabtay oo Xog yaab leh bixisay

0

Magaalada Muqdisho waxa lagu qabtay Haweeneey Hub u waday Xubno Al-shabaab ah, taas oo gacanta ay ku dhigeen Ciidamada NISA.

Haweeneydan oo lagu magacaabo Sumayo Maxamed Geedi, ayaa xog dheeraad ah ka bixisay qaabkii Al-Shabaab ugu biirtay iyo sidii loo soo qabtay.

HALKAAN KA DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=WkcGO_6EDtU