DAAWO:- Siyaasiyiin si Kulul ugu hadlayo Sida ay Dowladda u dayacday Maqaamka Muqdisho

0

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaanan weli Cadeyn Maqaamka uu yeelanayo gobolka Banaadir.

Sidoo kale Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaanan cadeynin Siyaasada Gobolka Banaadir iyo sida dadkiisa ay ugu qeyb galayaan doorashada la filayo iney sanadkaan ka dhacdo Soomaaliya.

Siyaasiyiinta Reer Muqdisho iyo beelaha dega ayaa weli ka Cabanaya in Dowlada ay xuquuqdooda lagu tuntay.

Hoos ka Daawo Barnaamij Gaar ah oo loogu hadlayo Maqaamka Muqdisho iyo sida ay Dowladda ugu gaabisay oo ay weli u cadeyn:-