DAAWO VIDEO: Banaan bax loogu Soo horjeedo Diiwaangalinta Cod Bixiyaasha Somaliand oo ka dhacay Laascaanood

0

Haweenka Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Ku Dhaqan Magalada Laascanod ayaa Sameeyey Isu soo Bax Ay Kagasoo Horjeedan Diiwaaagalinta codbixiyasha Somalinad

Waxayna Sheegen In Wakhti Xaadirkan Aan Loo baahnayn In Gobolk Sool Laga hirgaliyo Diiwaan galinta Somalilnad iyagoona Ku tilmaamay in diiwaan galintaasi tahay mid lagu khasbayo shacabka ku dhaqan Guud ahaanba gobolka sool.

Somaliand ayaa dooneeysa in Ay Ololaha Doorashada ku baahiso Gobolada Sool iyo Sanaag iyo Cayn waxaana jira Shacabka oo si aad ah uga soo horjeedo.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-