DAAWO VIDEO:- Marwada Madaxweynaha Soomaaliya oo Arrimo Xasaasi ah ka hadashay

0

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa faah faahin ka bixisay shir ay ugu qeyb gashay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

Marwada Madaxweynaha ayaa shirka ay ka qeyb gashay Waxaa isugu imaaday Marwooyinka Madaxda Afrika iyo Japan.

Hoos ka Daawo Shirka Jaraa’id oo ay Marwada Madaxweynaha kaga hadleyso Shirka ay ka qeyb gashay:-

https://www.youtube.com/watch?v=w5BL5-WvoLE