DAAWO WARBIXIN XIISO BADAN:- Magaalada Gaalkacyo Farsamo Cusub oo aan Ahmiyad la Siin jirin oo Dadku ay bilaaben in ay ku Shaqaystaan

0

Magalada Gaalkacyo ee Galmudug Waxaa mudo Kadib Magaladaasi ku soo Kordhaya Shaqooyin iyo Farsamooyin cusub oo aysan Dadka awal ahmiyad Siin Jiriin Waxaana Hada Magalada ay tahay Mid Dad Badan oo awal aan Haysan Farsamooyin kale ay dib u heleen in ay sameystaan Farsamo ay ku abuuran karaan Shaqooyin muhiim ah markii magaalda gaalkacyo laga Hirgaliyay Goobo muhiim ah oo farsamooyin casri ah lagu baran doono
Farsamooyinka lagu shaqaynsanayo oo ah kuwo aan horay gaalkacyo looga aqoonin ama aan la siin jirin ahmiyadaha kale ee shaqooyinka aya hada waxa la arkaya in farsamadaasi ay dadku ay ahmiyad gooni ah ay siinayaan.

HALKAAN KA DAAWO