DAAWO:- Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Jowhar

0

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Jowhar kula kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo Masuuliyiinta gobolka Sh/Dhexe.

Xildhibaanadaan oo uu hogaaminaayay Xildhibaan C/qaadir Cosob ayaa waxa ay dhamaantood ahaayeen kuwa ka soo jeedaa gobolka Sh/Dhexe.

Masuuliyiinta gobolka Sh/Dhexe ayaa waxa ay ku soo dhaweeyeen Xildhibaanadaan Magaalada Jowhar, waxayna Xildhibanaasi la kulmeen qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Ujeedka Xildhibaanadaan ay u tageen gobolka Sh/Dhexe aya lagu sheegay sidii loo sii wadi lahaa dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

https://www.youtube.com/watch?v=FTFjHLc63gA