DHAGEYSO:- Beeraleyda Soomaaliyeed oo ka Cabanaya saameynta uu ku yeeshay Fatahaada Wabiga Shabeelle

0

Beeraleyda ku nool gobolada Sh/Hoose iyo Sh/Dhexe ayaa ka hadlay saameynta uu reebay Fatahaada Wabiga Shabeelle.

Sidoo kale waxa ay ka warbixiyeen saameynta uu beerahooda ku yeeshay Fatahaadii uu sameyay Wabiga Shabeelle.

Waxa ay Madaxda Dowlada Soomaaliya ugu baaqeen in wax laga qabto saameynta uu mar walbo beerahooda ku yeelanayo fatahaada Wabiga Shabeelle.

Hoos ka Dhageyso Codadka Beeraleyda:-