DHAGEYSO:- Booliiska Soomaaliya oo faah faahin ka bixiyay Khasaarihii ka dhashay Qaraxii ka dhacay Muqdisho

0

Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobalka Banaadir Bishaar Abshir Geeddi ayaa Sheegay in Qaraxii Maanta ay ku Geeriyoodeen 15 Qof Dhaawucuna uu gaarayo 45 Ruux oo qaarkood Dhawacoodu yahay mid Fudud.

Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobalka Banaadir ayaa sidoo kale sheegay Dadka ku dhintay Qarax in ay isugu jiraan shacab iyo askar ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Ciidamadda Ammaanka Soomaaliya oo feejignaan dheeri ah ku jiro Har iyo Habeen ayaa ka hortagay Ujeedkii uu lahaa Gaariga Qarxay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-