DHAGEYSO:- Ehelka Marxuum Maxamed Cali Samatar oo Dowladda u Mahad celinaya

0

Ehelka Samatar oo Maanta ka qeyb galaayay Aaska Qaran ee loo sameeyay General Maxamed Cali Samatar ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya kaga mahad celiyay sida ay Aaska Qaran ugu sameeyeen.

Waxa ay ehelka sheegeen in ay aad ugu faraxsan yihiin sida hab maamuuska leh ee loo aasay General Maxamed Cali Samatar.

Hoos ka Dhageyso Codka Mid ka mid ah Ehelka:-