DHAGEYSO: Falaagada Argagixisada Ah Ee Al Shabaab Oo Sheegtay Qaraxii Hotel SYL.

0

Afhayeenka Guud ee Falaagada Argagixisada Ah ee Alshabaab Horjooge Cali Dheere ayaa farriin uu soo diray ka hadlay qarixii maanta lala beegsaday Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.

Horjooge Cali Dheere ayaa sheegay inay Dowlada Uga dileen Qaraxaasi Ilaa 40 Ruux iyo dhaawac 70 kale sida uu hadalka u dhigay.

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso