DHAGEYSO:- Ganacsatada Galmudug oo Fariin kama dambeys ah loo diray iyo Madaxda Galmudug oo isku raacday in..

0

Wasiir ku Xigeenka Maaliyada ee Maamulka Galmudug Maxamed Axmed Faarax ayaa ganacsatada deegaanada Galmudug ugu baaqay in ay maalgashi ku sameeyaan deegaanadooda.

Waxa uu sidoo kale ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan hormarinta dhaqaalaha Maamulka Galmudug.

Waxa uu sidoo kale baaq u diray Qurbo Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ka soo jeeda deegaanada Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka:-