DHAGEYSO:- General Gaafoow “ Dowladda wey sii ogeyd in la Qarxinayo Maqaayada Banaadir Beach, laakiin ma suurta gelin in Ciidanka ay ka hortagaan Weerarka”..

0

General C/llaahi Gaafow ah Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay dowladda soomaaliya ay ka warqabeen in weerar uu ku soo wajahanyahay Xeebta liido.

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay xogta heleen Maalmo ka hor isla markaana lagu soo wargeliyay Hay’adaha amniga.

Hoos ka Dhageyso Codka Taliyaha:-