DHAGEYSO:- Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Sheekh Cali Dheere

0

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Alle ha u naxariistee Cali Maxamuud Ibraahim Cali dheere oo ahaa Gudoomiyihii guddiga shaqaalaha rayidka.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ku dheeraaday ka sheekeynta taariikhda Marxuum Sheekh Cali Dheere.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale ka tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday Qaraxii shalay ka dhacay Albaabka hore ee Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-