DHAGEYSO:- Gudoomiyaha Xudur oo sheegay in aysan heysan dhaqaalo ay Al-Shabaab kula dagaalamaan

0

Gudoomiyaha Degmada Xudur Axmed Macalin ayaa sheegay in aysan heysan dhaqaalo ay ku dagaalamaan Al-Shabaabka ku sugan deegaanadooda.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay aysan sidoo kale heysan Ciidamada dhiira gelin ku filan oo ay kula dagaalamaan Al-Shabaab.

Waxa uu tilmaamay in ay muhiim tahay in Dowladda ay ilgaar ah ku eegto xaalada Ciidanka ku sugan degmada Xudur si Al-Shabaab loogu guuleysto.

Hoos ka Dhageyso Codka:-