DHAGEYSO:- Gudoomiye C/Casiis Xalane oo Arrin Cajiib ah ku soo arkay Wadada Wadnaha

0

Gudoomiye Ku Xigeenka Howlaha guud ee Maamulka gobolka Banaadir C/Casiis Cilmi Xalane ayaa Koormeer ku tagay Wadada Wadnaha ee Muqdisho.

Sidoo kale waxaa Gudoomiye ku Xigeenka Howlaha Guud koormeerka ku wehlinaayay Masuuliyiin ka tirsan gobolka Banaadir iyo qaar ka mid ah Gudoomiyeyaasha degmooyinka.

Wadada Wadnaha ayaa bilihii dambe waxaa ka soconaayay dhismo laami saarid ah iyo sidoo kale dayactir Xoogan oo guud ahaan Wadada lagu sameynayo.

Gudoomiye Ku Xigeenka Howlaha guud ee Maamulka gobolka Banaadir C/Casiis Cilmi Xalane ayaa shacabka gobolka Banaadir ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dhismaha Wadada Wadnaha ee Muqdisho.

Hoos ka Dhageyso Codka:-