DHAGEYSO:- Maamulka Degmada Dhoobleey oo soo saaray go’aano Culus iyo dad Caan ka ah degmada oo loo Hanjabay

0

Gudoomiyaha degmada Dhoobleey ee gobolka Jubbada Hoose Siyaad Maxamed Xasan ayaa sheegay in aysan ogolaan doonin in la jaro dhuxusha.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in cidii lagu arkaa iyada oo jareyso talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono isla markaana la ganaaxi doono.

Waxa uu sidoo kale Warbaahinta usoo bandhigay go’aaano uu soo saaray Maamulka degmada oo ku cad in aan la jari Karin Dhuxusha isla markaana aysan ogoleyn.

Hoos ka Dhageyso Codka:-