DHAGEYSO:- Madaxweynaha Koofur Galbeed oo Baaq u diray Dhalinyarada ku Jirta Al-Shabaab

0

Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Dhalinyarada ku jirta Al-Shabaab ugu baaqay iney ka soo baxaan.

Waxa uu sheegay in dhalinyarada ku jirta Al-Shabaab loogu baahan yahay in ay ku soo biiraan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Waxa uu tilmaamay in cafis ay u fidinayaan hadii ay ku soo biiraan Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya isla markaana ay u sameynayaan dhaqan celin Wanaagsan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-