DHAGEYSO:- Madaxweynaha Soomaaliya “ Halgankii Samatar ma ilaabi doono, Taalooyin ayaa u dhiseynaa si aan u weyneyno”..

0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in maadaama uu General Samatar Halyeey ahaa ay Madaxda Dowladda Waajib ku noqotay in ay ka qeyb galaan Aaska Qaran ee loo sameeyay.

Waxa uu sidoo kale Madaxweynaha ka Sheekeeyay Taariikhda Alle ha u naxariistee General Maxamed Cali Samatar,waxa uu xusay in shacabka Soomaaliyeed aysan ilaabi doonin halgankii Samatar.

Alle ha u naxariistee General Maxamed Cali Samatar waxa uu horay usoo noqdar Madaxweyne ku Xigeen, Ra’isal Wasaare ku Xigeen, waxa uuna sido kale ka mid ahaa Saraakiishii ugu horeysay ee Ciidanka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Samatar