DHAGEYSO:- Maryan Nuux iyo Maxamed Da’ud oo si qiiro leh kaga hadlay wixii ka qabsaday Ciyaarihii Olombikada

0

Iyadoo toddobaadkan lagu soo gaba gabeeyay Magalaada Rio De Janeiro ee dalka Brazil ciyaarihii Olympikada, ayaa waxa orod yahannadii Soomaaliyeed ee tartankaasi uga qeyb galay wareysi qiiro leh la yeeshay Idaacadda VOA-da.

Maryan Nuux Muuse oo orodddey tartanka 400 ee Mitir iyo Maxamed Daa’uud Maxamed, oo tartanka oraddada 5 kun Mitir ordey ayaa wereysigooda kaga hadlay Arrimo badan iyo wixii ay la kulmeen.

Hoos ka Dhageyso Codka:-