DHAGEYSO:- Milkiilaha Maqaayada Banaadir Beach ee Muqdisho oo Sharaxaya qaabkii ay Xalay wax ugu dhaceen Maqaayadiisa

0

Milkiilaha Maqaayada Banaadir Beach ee Xalay la Weeraray ayaa faah faahino dheeraad ah ka bixiyay qaabkii loo Weeraray maqaayadiisa.

Waxa uu sidoo kale ka warbixiyay qaabkii u ku bilowday Weerarka iyo halka rasmiga ah oo ay ka soo galeen Kooxihii Weerarka soo qaaday.

Waxa uu sidoo kale ka warbixiyay qaabkii Ciidamada amaanka ay ku badbaadiyeen dadkii faraha badnaa ee Maqaayadiisa ku caweynaayay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-