DHAGEYSO:- Rag la sheegay iney Dhalinyarada Al-Shabaab ku biireyso ka qori jireen gudaha Kenya oo la Xeray

0

Waxaa gudaha Dalka Kenya lagu Xeray rag la sheegay iney Dhalinyarada Al-Shabaab ku biireyso ka qori jireen gudaha Dalkaasi.

Waxaa la sheegay in Ragaasi ay lahaayeen Xafiis diiwaan gelin ah oo ay dhalinyarada ku qori jireen.

Booliiska Dalka Kenya ayaa ragaan ka gacanta ku soo dhigay waxaana la sheegay in ay mari doonaan dambi baaris ka dibna Maxkamad la soo taagi doono.

Al-Shabaab ayaa horay Weeraro yo dilal qorsheyn ugu geystay gudaha Dalka Kenya, waxaana Xadka ay Soomaaliya iyo Kenya wadaagaan dhowr mar ku dagaalamay Rag ka tirsan Al-Shabaab iyo Ciidamada Kenya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-